Halyeyga kooxda Liverpool Graeme Souness ayaa dhaleecayn kulul u jeediyay maamulka Chelsea, kaddib markii ay barbardhac la galeen naadiga Nottingham Forest. Nottingham Forest ayaa taako u dhigtay kooxda Chelsea oo marti ugu ahayd garoonka City Groun…